Home       |    Fadliga Quranka       | Course    | Learning Methods       |        Fee      |CILMIGA      | Registeration Form    |    Contact us

 

My status

Skype Me™!

Mob Call free :- 0013474802151

    Download Skype

 

 

 

 Administrator:

Free Contact:_

Tell:-0013474802151

Mobile:- 0013474802151

Emails,

yakuli11@yahoo.com

Ku Darso Skype-

 Abdikariin.xuseen 

 

Free Hit Counter

 Hit Counter

 

Walaalaha Muslimta  ah  meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur'aanka, Xifdiga Qur'aanka, Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka. Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto. Halkan Guji si aad iska Diwaangaliso Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbalkiisa.

Ujeedooyinka loo aasaasay

 machadka.

1} in aduunka oo dhan la gaadhsiiyo xifdiga quraanka kariimka ah

2}la dagaalanka jahliga iyo aqoonyarida xaga diinta

3} la dagaalanka aqrin la aanta iyo qidla aanta

Read More 

Bushaarooyinka Machadku

Kuu hayo ?

1} inuu kuu diyaariyay macalimiin khibrad sare u leh barista quraanka iyo culuumtiisa shahaadooyina ka haysta  quraanka iyo culuumtiisa   khibrad iyo waayo aragnimo inka badan 10sano ahna leh 2} waxaad ka helaysaa macalimiin u tabo baran habga loosoo saaro qoys islaam ah oo ku dhaqma diinta islaamka

Read More

Duruusta machadku bixiyo waxaa ka mid ah.

1} xifdiga quraanka iyo tajwiidkiisa

2}hingaada carabiga iyo akhrinta iyo qorida carabiga

3}siiradii rasuulkeenii suubanaaa ee muxamed{scw}

Read More

 FEE

Number

Maalmaha (Days a Week)

Lacagta / Fee

 

1 Arday

2 Maalmood asbuucii (2 days a week)

 

$20 Bishii

 

1 Arday

5 Maalmood asbuucii (5 days a week)

 

      $30 Bishii
 

 

 

 

 

 

 

Copyright © 2009 - 2011 DARUTAWHID.COM All rights reserved. Powered by  Umma Software